Ubax Fahmo

Added: Jun 5, 2008

From: waaberistudioatl

Duration: 6:32

Click to add a description...

Channel: People

Tags: add  click  keywords...  to 

Rating: 5.00 (3 ratings)    Views: 4113    Comments: 4

kuto11111 Says:

Jun 16, 2008 - sxb waaberistudioatl waxaan aad idiinka codsanayaa sxb hadii aad kahaysaan heeso cabdi fanax mid kaliya ayaa ku jirta halkan laakiin hadii aad haysaan qaar kale idinkoo raliya noosoo gali waliba habeenka ay ubax halka ka heesayso isna wuu ka heesay sxb soo galiya waa codsi

knaan1234 Says:

Jul 25, 2008 - walal meeshu waa halkee halkan ay ubax daahir kahesaysaa please some one tell me that place thanks

BaxaraSaaf Says:

Jul 26, 2008 - Waa Garoonka Basketka ee Timacade in Hargeisa, Somaliland. This was part of the closing ceremonies for Heesaha Hirgalay 2008.

Biggy56 Says:

Sep 17, 2008 - waa Hargeisa, garoonka kubadda basket-ka ee Tima-cadde. Waa ayaamihi tartanka heesaha hirgalay.