Added:
Duration: :
somalilangirl Says:
Jun 18, 2008 - kalaa soo dheebaxayeeeeeeeee wooooooooooow hestan waxan dhgestaa markastoo ann firaaqo leeyahay wooooooooooooow nice songgggggggggggg
kmpls Says:
Jun 21, 2008 - woooooooooooooow heesta mic naheeda waa tan Jooqle: Ooridaan jeclaayeey dalal qurux wanageey Inta gabadh dhameys tiran Dhulka hooyo... dhulka hooyo Dhulka hooyo jogtaba (Repeat) Dhoolka tii u noqotee kala soo dhax baxayeey. Kala soo dhax baxayeey. Waxan nahay dhig iyo udub dhumucda iska haysee Dhimashiyo wad mooyee Dhana hayga taginoo ii soo dhawoow kaamil soo dhawoow... Aan ku dhawrto waligey
kmpls Says:
Jun 21, 2008 - Nimco Yasin: Sidaad tahay dhalaaniyo waalid kii dhaloo kale dhool dhooli mooyee dhiba kuuma...dhiba kuuma dhiba kuuma quudhee Dhinacaaga adiguna dheeliga u diidoo...u diido Dhayiyo xareed malab aan wada dhadhaminee (repeat) Dhimashiyo wad mooyee dhana hayga taginoo (repeat) Abdi soo dhawoow walaal soo dhawoow Aan ku dhaarto waligaye
kmpls Says:
Jun 21, 2008 - Jooqle: Dhaqankiyo asluubtaad dheertahay hablaha oo markii aan ku dheehdaba igu dhalay...igu dhalay igu dhalay kalgacalkuye Marwo dhaqasho wacaniyo Xidig xilo janaadey...janaadey Waxan nahay dhig iyo udub dhumucda iska haysee (repeat) Dhimashiyo wad mooyee Dhana hayga taginoo ii soo dhawoow kaamil soo dhawoow... Aan ku dhawrto waligey
somalilangirl Says:
Jun 23, 2008 - kkkkkkkkkkkkkk tan waa doqon xidigo hooyooyinka lama cayoo ee xishood
Waranle Says:
Jun 30, 2008 - Buuranaa naagtan oo qaabdaranaa ma jeer socotaa mise wiyil afweynbaa lol
psIronman Says:
Jul 6, 2008 - somalilangirl malaha indhaha ayaad ku kala qaadaaba kkkkkkkk
Kiyaz Says:
Jul 8, 2008 - cayda dhafa ku raxeesta heesta hadi kale wax ha so qorina waste of energy and memory (youtube databases)
somalilangirl Says:
Jul 9, 2008 - plsronman kkkkkkkkkk haaa run somalidu wax iskuma guudhasow dhageso ku raxeesta ku bashaala maxaa kale mmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmm
jirgaan Says:
Jul 14, 2008 - walaahay tani waa hees jirta somalidiina waxaan idinkula talinayaa intaad fiirinlahaydeen qabiil ama qof shaqsiyadiisa gaarkaa fadlan fiiriya heestu waxay kahadlayso fankuna qabiil maleh
naadiya2 Says:
Jul 22, 2008 - Waaaaw i like this song keep doing.
soamli Says:
Jul 25, 2008 - jooqle is sick mi uncle .. his neice u. shire
balqiiso Says:
Jul 29, 2008 - kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk cute
adoonilaah Says:
Aug 21, 2008 - hestan markan aqlo jacel igu dhaca ilahay amarkis lolz
adoonilaah Says:
Aug 21, 2008 - waranle gabarta ha cayn nimco wa qurux baan tahaye lolz hesta loqadayo firi bo
faysalburco Says:
Aug 31, 2008 - wicked song.....i love it.
GalmudugHanolato Says:
Sep 1, 2008 - this is the bomb loved it but don't know what they are saying but loved the beat
cabdirahman Says:
Sep 5, 2008 - loveeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee it
alibabayos Says:
Sep 9, 2008 - markan maqlan jaceyl darema
diasdjib Says:
Sep 10, 2008 - WRONG ASSOLD! KKKKKKKKKKKKK
dhuubleey Says:
Sep 14, 2008 - This tune is for aroosyada. damn i like it when they turn on this song, girls get wild man. Sweden
3aboooode Says:
Oct 6, 2008 - I love this song soooooooo much...
uuminow3 Says:
Oct 7, 2008 - xaaaaaaaaaaaaxxxxxxxxx macaaaana heeeestu .....i love it.........
sumaya5544 Says:
Oct 8, 2008 - Waaaaaaaaaaaaaw beelo cadi ma ahan heestaan love it
somalilangirl Says:
Jun 17, 2008 - woooooooooooooow waa hees macaan halkaa ka wada fanaaninta somaliyeed viva nimco yasiiin iyo jookhlee