45- Dhaantada Dhaqan Baan U Leenahaye Ka Ilaali Dhaliisha

Added: Dec 5, 2007

From: guledcase

Duration: 4:49

Dhaantada Dhaqan Baan U Leenahaye Ka Ilaali Dhaliisha

Channel: Music

Tags: guledcase 

Rating: 5.00 (4 ratings)    Views: 7810' favoriteCount='11    Comments: 6

dhakaabaxaro Says:

Dec 6, 2007 - walee waa run, war eega unbaad is xoraysay saaxiib Guledcase gahgahagahag.dee Dhulkii hoose maxaa kasocda jigjiga waan u jeednaa inay isku dubadhacdaye,khaasatay magaalo madaxdii hore ee dalka Godey

guledcase Says:

Dec 6, 2007 - Meel walba Dhaantada ayaa jaantada lala eeganyaa, waxa aan ka ahayn lugtii aan isla naqaanay oo dadkii baabi'isay mooyee. Ilaahay ha inaga soo qabto lugtaasaa na dhibtaye

ayan4lyfe5 Says:

Feb 2, 2008 - Wow i see my aunt in Jgjiga!, i really like dis 1. very gud.,

werdiking Says:

May 14, 2008 - everything is perfect except the (ethiopian flag fuck it)but i understood why they ar crying it they havent got choice. viva to somaligalbed

waadani Says:

Jun 20, 2008 - nice except that fucking flag

Sheywaal Says:

Jul 28, 2008 - Meel cidla ah ayaad nooga soo waramaysaa. saaxiib dhabaqoodhi xunbaad tahay. Wait until the Gogor Battalion gets there Ogadenia will be free......

govinda8900 Says:

Oct 29, 2008 - ogadenia ha noolaato insha allah waan xoroobi doonaa mana ku qasbanaan doontiin inaad calanka xabashida masraxa ku dhagsanataan. we feel u guyz