Added: Aug 2, 2007
From: Labtec9999
Duration: 6:14
http://www.sclub19.com Gallad By: New Artist Cabdiraxiim A. Carab and Ubax Daahir...ENJOY! Brought to you by: sclub19.com For Verse 3:4 of this song Click here! http://www.youtube.com/watch?v=iBwsUq7jKUg
Channel: Music
Tags: djibouti hargeisa hees heeso mogadishu music puntland sclub19 somali somalia somaliland somalis
mukhtaar02 Says:
Dec 21, 2007 - hibo mahad sanid walal heesta qiimaha le eed soo saartey lakin waad gaabisee waxan kaa sugayay kuwa lamida ama ka wanagsan. M-N-C
elmigeydh Says:
Dec 24, 2007 - wooooooooooooow!! Ubax Daahir wow caleeek!! She is, indeed, one of my favaorites; Abdirahiim's, what a rising star!! I'll rate with 5 starssssssss
abu04 Says:
Jan 30, 2008 - sun glasseska i dilay, lol ma-mooda libax u gaatamaya deero-
imanyusuf Says:
Feb 3, 2008 - waad mahadsantihin ee walal marwali waad ogtihin in qabyaladi waxba shegeen markaa iska dhafa oo comments ayaa la idin waydiyay ee QABIILLLLLLLLLLL LA IDIN MA WAYDIN SO ISKA DHAFA
0mustafa1 Says:
Feb 9, 2008 - waryaadeheen qabiil ayaa madaha idinka galaye bal intaad fikirtaan eega wadankeenii hooyo oo taariikhda dib ubaadha waxaanan lahadlayaa kuwa aqliga leh ee wadankoodu damqayo ama jecel iyo imika sida aynu nahay soomaliya tahay bur bur dhibaato iyo waliba sida anu meelwalba uuga nahay qaxoonti foolxum loo gumaysanayo markaa maskaxdad kawalantihiine soomali waa walaalo waa isku mid ee qabiil iska ilooba oo noqa mid soomaliyey sis and bro.(sag;som)
aligii Says:
Feb 13, 2008 - illaah wadankeeni nabad nooga dhig qaxooti iyo stress baa na dilaye aamin aamin aamin waxaana saan naga dhigay qabiil iyo qabwayni shit wat is wrong peaple ! damiirki xagee aaday ?
Gadhka1 Says:
Feb 14, 2008 - Haters, Subhuman stop saying badthings about everything. you distoyed your country through hate. soon all the idiots and ignorent will die.
ThePestControl Says:
Feb 15, 2008 - This guy has a future, pitty he cannot play any musical equipment; I wonder why?
cismankayse Says:
Feb 26, 2008 - Pestcotrol... STOP CHATING SHIRT U MORON
xaajaani Says:
Mar 3, 2008 - run ahaantii aniga ahaan aad bay ii deeqday heestani c/rahmaan taas
fastgirl21 Says:
Mar 8, 2008 - nice song the guy can sing too bad he is bud ugly.
quuqle23 Says:
Mar 22, 2008 - the guy is standing like the queen soldiers damn it no movement otherwise looks cool
yassin67 Says:
Apr 5, 2008 - heestani runtii aadbay u qurux badan farsamo ahaanteedu, midhahu waa top, cabdirahman kusoo dhawoow saaxafada fanka iyo suugaanta waxaanad kasoo jeedaa halkii lagu unkamay suugaanta afka somaliga ee hargeisa, wellcome to the world of arsts.
yassin67 Says:
Apr 5, 2008 - somali illahay nabad kusoo celi, oo naga saar dhibaatada, xaqa, dilka, darxumada, qaxoontimada, kolay waa danbi aan galnay oo illahay naga jarayo, illahayow noo naxariiso, illahay qalbiga somalida isku soo jeedi, somaliyeey 20 years ayaad dhibaato ku jirteen alle u noqda oo qabiilka iska daaya.
Makhiirstate Says:
Apr 14, 2008 - Amazing voice and amazing vocal ability. suberb job on this track..
ayuubyuusuf Says:
Apr 28, 2008 - heestani way qurux badan tahay dhamaan asxaabtu waxay uga jawaabeen si qurxoon laakiin dadka meesha soo galo fanaanka way xaqiraayaan markuu noqon waayo qabiilka uurkiisa ku jiray marka saaxiibayaalow ogaada fanaaniintu way inaka dhexeeyaane yaan la xaqirin oo aflagaadada halaga daayo
imancadey Says:
May 21, 2008 - masha allah waxaasa hesa congratulation walal labadiinuba waad cod macaantihiin runtii halkaa kaga wada ilaheyna aa inila qabto insha alaah
buraowe999 Says:
Jul 28, 2008 - cabdi yare idil waad geydaaye guurso codkiinana (both) waa wax lagu soo cel celiyo dhegeysigiisa keep it up
buraowe999 Says:
Jul 28, 2008 - cabdirahmaan waad geydaa idil ee guurso codkiinana aad buu u fiicanyahay runtiiiiii
abwahed Says:
Aug 11, 2008 - cabdi sxb well done .. walee hees ayaad ka soo tuurtay .. walee hargeysa ayaad i xasuusisee waa inoo hargeysa..lol.. walee nice voice // keep it up sxb
Yusef008 Says:
Aug 14, 2008 - I got to say this. i haven't seen songs like this.lately so this is amazing, is top Ten. one love...
malyunjano Says:
Aug 16, 2008 - ubax fahmo fananad wacan dhe
dulufeey Says:
Sep 19, 2008 - walal xaji ookiyaale waad cod qurxan tahay lakin kisto ina is jil jilcisid aa ka maqan marka next time kisto isa so jaf
0sman10 Says:
Oct 23, 2008 - C/raxmaax axmed carabeyte, markaad heesaysana ciyaarta daji that;s cool
mukhtaar02 Says:
Dec 19, 2007 - kkkkkkkkkk kkkkkkkkkk kkkkkkkkkkk good song da young man is best then old lady kkkkkkkkk