Added: Mar 13, 2007
From: qawdhan
Duration: 7:38
Hargeisa under siege part 2
Channel: People
Tags: berbera burco ceerigaabo cleansin dagaal ethnic faqash genocide hargaysa hargeisa hargeysa somalia somaliland
nuradin22 Says:
May 10, 2008 - qawdhan that s past sxbow somali waa hal wixi ku duqeeyay waa darood ee ka aarso ama la xisaabtan why u calaacale hawiye waa la xumeyey wey aardaseen geesinimaadaas camal yeelo viva caydiid For ever
xbakiin Says:
May 10, 2008 - adeer waxaas iska ilaawa
somaliman1000 Says:
May 10, 2008 - i am somaliland so i would like to stop this and forget about it because those who killed our people had died(siyaad bare) so please forgot them we have to be smart then Morgan and his clan
somaliman1000 Says:
May 10, 2008 - kkkkkkkk waa cawaan aan ilaahay kacabsanayn waana lawaydiin doonaa yowmulqiyaamah,timadheer laboxabo rid,hoobiyaha rid magaalaa laladiriraaa, iska ilaawa
jadjadjad14 Says:
May 10, 2008 - they will be punish by ALLAH .But today Somaliland is independant country.
shayo99 Says:
May 10, 2008 - Waan ka xumahay in Hargeysa ay duqeeyaan dowladdii qaran Somalia lakiin suaasha is weydiinta leh waxa weeye maxaa looga hadlayaa taas waxaa ka daran Reer Somaliland waxa ay iyagu is mariyeen. Maxaad uga shaqaynaysaan qabyaalad iyo qudhun aan meel lagu gaarayn. waxaan dhahayaa reer waqooyi dowladdii qaranku waxay la dagaalamaysay SNm oo ahayd jabhad Mucaarad ah ee Ujeedadu mahayn gumaad shacab.
shayo99 Says:
May 10, 2008 - Dowladdu qaranku markaas waxay la dagaalamaysay Jabhad Hubaysan oo Mucaarad ah soona gashay magaalada Hargeysa runtiina waa xalad waana wax aan ka xumahay in shacabka la dhibaateeyo laakiin xaladka waxaa leh labada dagaalamaya. Anigoo ah nin reer Puntland ah waxaan dhahayaa in reer Somaliland ay iska Iloobaan iskana cafiyaan uqdaddana iska daayaan ay ku Abuurayaan shacabka soomaaliyeed. qabyaalad waa qudun e aan ka harno.
Inahurre Says:
May 10, 2008 - there are many isms. racism, facism and you are witnessing faqasim, particuarly the deadly uncrueable disease titled daaroodism. They have now trying the same trick in mogadishu and have gone that step further by uniting with ethiopia. Somaliland ha nooolaato, ha waarto. alaahu akbar, alah mahadleh, soomaaliland baa umad leh.
qawdhan Says:
May 11, 2008 - nuradin22 maxaa dad badani been iskugu sheekeeyeen! maxaad tidhi soomaali waa hal ?! ku nooloow khayaaligaa aad ku nooshahay. Hadii aad fiidiyowgan calaacal moodayso maaha calaal ee waa taariikh cad oo dad badani ka gubtaan kolkay arkaan. Waxaad kaloo ogaataa in anagu walawayntu noo siman yihiin, qabiilkaad doonto noqo anagu waxaanu u aragnaa in ay walawayn na xasuuqday ee waxba qabiil farta ha noogo fiiqin.
qawdhan Says:
May 11, 2008 - xbakiin kumanaan kun oo soomaali ah ayaa xaqdaro lagu laayay ayagoon waxba galabsan kolkaasaad si sahlan u leedahay waxaa iska ilaawa!!!! la ilaawi maayo oo waxaanu uugu talo galnay in ay caruurtayadu aragto taariikhdii uu soo maray wadankoodu.
qawdhan Says:
May 11, 2008 - shayo99 Sababta looga hadlayaa waxay tahay waa taariikh la soo maray oo u baahan in la arko oo lagu cibra qaato si ayna u dhicin tan oo kale. Ta labaad Fiidiyowgani qabiil shaqo kuma laha qabiilkalena laguma caayayo, anigu garan maayo meesha aad qabiilkan aad sheegayso ka keentay. Ta sadeexaad Been ayaad sheegtay oo waxaad tidhi dawaldu ujeedadeedu may ahayn gumaad shacab ! Taasi waa beentaa ee isku day in aad uugu sheekayso dadka maangaabka ah.
qawdhan Says:
May 11, 2008 - Sababtoo ah dawladu madaafiic iyo diyaarado kumayna garaacdeen magaaladii labaad ee dalka oo ay shacab badani ku noolyihiin. Dawaldu waxay la dagaalamaysay inamo yaryar oo qoryo AK47 sita ee lamayna dagaalamaynin dawlad kale oo taangiyo wadata. Teeda kale dawladu may layseen oo diyaarado kamayna daba qaadateen dadkii shacabka ahaa ee ka qaxay magaalada ee waxay ahayd in ay caawiso shacabkeeda.
qawdhan Says:
May 11, 2008 - Caawis ay caawiso iskaba daayee dawladii waxay keentay in ay shacabkii qaxay ka daba tagto oo ay ceelashoodii ka burburiso oo dhaawiciina layso si ay u tirtirto dhamaantood. Hadii aad beentay moodayso waxaad daawataa fiidiyowga ciwaankiisu yahay " qorshihii faqashta". Nacalaa faqash iyo wixii aaminsanba ku yaala.
ghettowun Says:
May 11, 2008 - Faqash will pay for their crimes against my people.
leatho56 Says:
Jun 7, 2008 - U MEAN 80% OF SOMALIS.
xbakiin Says:
Jun 29, 2008 - aan ilawno waxaaas oodhan oo hala is cafiyo madama aan leenahay cadaw , nahayna dad aan kala maarmi karin
Boodadheere Says:
Jul 24, 2008 - Shayo99 waxaan filaya inaad kamid ahayd kuwan xasuuqa gaysanaya oo aad tahay hadhagii Faqashta waayo waxad ku doodaysa dawlad qaran matan shacabkeedii sidaa aan aragno ugumadaysa ayad mid qaran iigu shagaysa.Waxan kushegaya rer Somaliland inay ka takhalusen qarbadan oo shacabkan barakaysan ee rer Somaliland danbi ka galay sida Gacan ku dhiigle Gaani oo loo adegsaday cidanka sirdonka ee somaliland kagana takhalusen Ceeldaradka Kenya Moorgana uu ku dabajiro isaga iwm ahba ama nolol ama geri lagu q
VOICE113 Says:
Jul 26, 2008 - OBVIOUSLY this beating wasn't enough...cause these fucking SEPARATIST who were hiding in the city succeeded in pitting hawiya against darood to achieve their SEPARATIST agenda ("SOMALILAND")....THIS BATTLE SHOULD HAVE BEEN WON AND IF IT WERE WON TODAY WE WOULD HAVE A UNITED SOMALIA These separatists where being aided by Ethiopia and they were hell bent on TOPPLING strong man syiad barre and his Merhaan clan... They started the civil war by aiding STUPID and Power hungry men like AIDED
VOICE113 Says:
Jul 26, 2008 - Siyad barre's people are out there and your leadership will go down sooner or later and history will remember THESE northern tribes as SOMALI haters AS DIVIDERS and the ones who started spreading the HATE and JEALOUSY towards the SIYAD GOV and THE MEREEHAN even if they are recognized no single full blooded Somali will accept these SEPARATIST GOV!! THE ISSUE OF CIVILIAN DEATH IS PROPAGANDA yes SOME people died but WHY because they(SNM) were hiding amongst the great people of HARGEISA,, VIVA SOM!
warero Says:
Jul 31, 2008 - yes there was huge but we have to learn from. we cant always complain everytime about past mistakes. move on with life brothers and sisters. We haven't gained anything whether u r darood, hawiye isaaq etc. lets forgive each other and learn from it.
awsaldo Says:
Aug 9, 2008 - seriouslywe djiboutian are against this kind of genocide some sud of somali done we can t accept it n at this time we help our north somali brother SNM for this war and incha allah the one who killed any muslim will pay for the day od jusgement peace soomaliyeey
kamaal2122 Says:
Sep 19, 2008 - qawdhan waa mahadsan tahay dadka hala tuso siday magaalada u xasuuqayeen waliba waxa laga yaba nimankaa ku jira fiiowga waxa laga yabaa inay imika meelo qurbaha ah inala joogan halagusoo oogo cadaalada aduun walaahi markay magaalada duqaynayeen waan joogay waxanu u qaxnay geed deeble intay naga daba yimadeen iyaga diyaraado iyo madaficba caruurtii iyo dumarkii kidif kidif u gooyeen nacaala faqashku yaala waxay ina bad jiilal dhan oo dhalin yaradeeni ah ayaa meesha ka baxay
qawdhan Says:
Sep 19, 2008 - kamaal2122 Waanla socdaa inuu qorshihii faqashtu ahaa in gabi ahaanba la tir tiro qabiilka isaaqa si dhulkooda loo hantiyo, laakiin taasi way u suurtoobi wayday ilaahay ayaan mahada iska leh. Bari horeynu ka soo kabanay qasaarihii ay ina gaadhsiiyeen oo waa adigaa arka heerka ay Somaliland marayso iyo xawaaraha ay ku socoto.
fayusuf2004 Says:
Nov 11, 2008 - Funking faqash look they are thinking like animals no humanity what so ever
fashionsin Says:
May 1, 2008 - hell of a bombing mission we be back!!!