Added:
Duration: :
oamaer Says:
May 28, 2008 - wara kii heesta goray wa nin abwaan ah...wowowowowowo
xidig160 Says:
May 31, 2008 - hees waatan wlhi waayo waayo ninkaan caadi maahan ayaan aan ila fadhinay aan soo xasuusanaa islii ku qeyleeynay cml
Khalafeey Says:
Jun 3, 2008 - kaskey waa fanaan qali ah oo codmacan dadka iska heeso ma ahaan waa qoof laga helikaro heesihisa kaskey thnx bro we love u
abdullahi1988 Says:
Jun 11, 2008 - caleeg xalweyste
Baarqabka Says:
Jun 27, 2008 - waah waah waxaas aa hees la dhahaa.... caleeeeeeeek.... qoftaan ogadengrul watada waxaan oran lahaa meesha dhaanto mataal ee meesha ka carar looxyahay oo candhada cad cadka kaa saran iska soo dhaq kkkk
Ogadengirl Says:
Jul 4, 2008 - bismilaahi. baarqab macnihiisa ma taqaanaa horta? no 2 inaan ku caayo hadaad filaysay ma caytamo sorry. waxaad sheegaysana kolay kuwa adiga kaa ag dhaw baad ku aragtaan filaayaa ileen aniga imaadan arag e. marka iska baashaal. ragu magacuu wadaagaaye
Ogadengirl Says:
Jul 4, 2008 - hey btw dhaanto ciryaaraha somalidu leedahay oo dhan bay dhaantay thats where the name comes from and am sure u jealous coz ma taqaanid sida loo dhaanteeyo. i bet when u at weddings and jaangoos dhaanto u start jumping up and down the wrong way. peace gashaantida
quuqle23 Says:
Jul 6, 2008 - warya barqabka nacas aya tahay gabada kaqale waxba daanto iyo waxad shegeyso ciidna kumadirsanin
ziinudiin Says:
Jul 11, 2008 - guntiino lamaxerto hadee kastuumada kaafurin ma dhahooo abwaanka
kinkhalid Says:
Jul 24, 2008 - kaskey
fiidlamoodey Says:
Aug 8, 2008 - waw kaskey heesaahada heestaan ayaan ugu jeclahay markasta heestaan waan dhageystaa waxaas kafanan waan ku codeeyey sxb
frankie3005 Says:
Sep 8, 2008 - good song Kaskey go ahead and keep doing it again and again
Somalianlicious0007 Says:
Sep 20, 2008 - lovely song...
thekid612 Says:
Sep 21, 2008 - kaaley i dirdir
thekid612 Says:
Sep 21, 2008 - ship iskadeh
LAGDOW Says:
Oct 14, 2008 - shit song
NURDIIN Says:
Oct 24, 2008 - kaska ciyaalmadiino iibaashaal abaaba codkaga weli wasidan kugu ogaa ciyaalka ubaxa.kabaxay
guryosamo Says:
Oct 25, 2008 - kaskeey hees macaan, heestaan waaka baxsatay, codkaa kasii daran caleeeek.
abdinoor0 Says:
Oct 26, 2008 - how did you do the background
jebiye Says:
Oct 27, 2008 - hees tan waa hees aad u ficaan waxaad na isku day daah inaad ka sii hore marin kartid heestan macaan oo kale. HÄLSNIN MED JEBIYE HEJ DÅ KASKAY
Ogadengirl Says:
May 4, 2008 - war kii heesta qoray show sharmuutsanaayaa. bisinka